Thinking is Where Learning and Solving Life Problems Start

                ‘Necessity is the mother of invention’ is one my best quotes. It shows us that we, as humans, invent things that didn’t exist before when great need comes in our lives, and that forces our God-given brains to think critically to solve the problem that is facing us. Then our brains come up withContinue reading “Thinking is Where Learning and Solving Life Problems Start”

“Ilkeheenu ka Seefsan Kuwii Odayaasha” Xildhibaan Bukhaari

Waa aniga iyo wll qiimo badan Abdiwahab Bukhari. Waa abwaan, macallin iyo saaxiib kal-furan oo aan jeclaa in badan in aan waqti la qaato mar kasta oo aan kulano. In muddo ah ayaan macallimiin ka wada ahayn dugsiga sare ee Aayatiin ee Borama. Cabdulwahaab anaga oo dugsiga ka wada shaqayna ayuu ka mid noqday xildhibaannadii kuContinue reading ““Ilkeheenu ka Seefsan Kuwii Odayaasha” Xildhibaan Bukhaari”

BADHEEDHAHAYGA DOORASHADA EE GOLAHA DEGAANKA EE BOORAMA

Dr. Ridwan waa aqoonyahan ku guulaystay hammiyo badan oo uu ka lahaa nolosha, gaar ahaan safarkiisii dheeraa ee waxbarashada. Wuxu ka mid noqday midhihii ugu horreeyey ee ay soo saartay jaamacadda Cammuud ee magaca wayn u yeeshay Boorama. Safarkiisa waxbarashana wuxu ku soo af meeray shahaadada PhD-da oo uu ka qaatay Jaamacadda “Cambridge University” eeContinue reading “BADHEEDHAHAYGA DOORASHADA EE GOLAHA DEGAANKA EE BOORAMA”

“Ilaahaybaa ku Sheegi!” Sheekada ninka isaga oo dhintay aarsaday, magtiisana la qaatay.

Laba nin ayaa beri wada safray. Meel geri-go’an ah yagoo maraya ayaa ay arrin ku murmeen. Murankii ayaa isku bedelay cadho oo gacan-ka-hadal u dhawaaday. Mid ayaa naftiisa kula heshiiyey inu ninka dib u dhigto. Micnaha, in aanu hadda dilin. Wuxu ku tallamay in la ogyahay in ay labadoodu wada safreen. Haddii wuu dhintay uuContinue reading ““Ilaahaybaa ku Sheegi!” Sheekada ninka isaga oo dhintay aarsaday, magtiisana la qaatay.”

Sheekada Mid ka Mida Jabhadihii Soomaalida

Hadda waa salaad xafid. Qabow kastoo dhacayana waxa aad ku toosaysaa u-waysaysigiisa salaada Subax. Wuxu necebyahay wax kasta oo dembi ah; ha noqdo mid Alle laga galo ama mid aadame laga galo. Wuxuu aad u sii necebyahay inu maqlo beelo walaalo ah ayaa is dilaya. Waxa aan damcay inaan ogaado sobobta. Waxaa igu maqaalo ahContinue reading “Sheekada Mid ka Mida Jabhadihii Soomaalida”

THINGS DO NOT ALWAYS HAPPEN AS YOU PLAN

I, Cordelia, was the youngest daughter of my father, King Lear. Being brought up in a king’s palace is what most people see as a highly privileged opportunity. But it is, sometimes, to the contrary. Those people in a king’s family do not always have happy lives. In this short piece of writing, I willContinue reading “THINGS DO NOT ALWAYS HAPPEN AS YOU PLAN”

MY FIRST BLOG: The Tortoise and The Fox (Diin iyo Dacawo)

As a young child, I remember my mother, Nimo Nadif, and my grandmother, Adar Ibrahim, telling us many of childhood stories. These stories looked to us as stories intended just to pass time or wait time to sleep. But later I learned that most of them had greater life lessons than that. As my firstContinue reading “MY FIRST BLOG: The Tortoise and The Fox (Diin iyo Dacawo)”